Feysal Cali Waraabe: “Dowlada Somalia waxaa hogaamiya Wiilal Somaliland cadaawad u haya”

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe oo maaanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ku baaqay in la joojiyo wadahadallada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, isagoo sheegay inaysan dowlad ka jirin Somalia. Waraabe ayaa ku dooday in markii horeba ay khalad ahayd inay wadahadal la galaan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo … Continue reading Feysal Cali Waraabe: “Dowlada Somalia waxaa hogaamiya Wiilal Somaliland cadaawad u haya”